Don’t miss outtag icon
Get early access to Digital 100 2026, Similarweb’s official ranking of the fastest-growing brandsPre-register now!banner icon

12月20日的Rikaab应用程序分析

Rikaab

Rikaab

  • Rikaab LLC
  • Apple 应用商店
  • 免费
  • 旅游
Qaabka is diiwaangalinta -Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa. Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo r 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Qaabka is diiwaangalinta Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab 1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab. 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen. . 2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara. 3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay. 4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy. 5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa. 6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray. 7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga. 8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka. 9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka. 10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen. Shopping with Rikaab is quick, convenient and trouble-free. You can shop for the desired product right from the comfort of your home and get them delivered straight to your doorstep. Download Faras, the free online shopping app on your iOS devices and get access to over 65 million products ranging from smartphones, tablets to laptops, food, t-shirts, sneakers, sport shoes to sandals, earrings, watches to fitness bands, chimneys, cookware to gas stoves, dairy products, baby products to makeup kits and many more. What are we offering on Faras App? Faras strives hard to make your online shopping a more pleasant and cost-effective experience by providing the top quality products at the best price rates. Our collection of products consist of electronic appliances, clothes, grocery, home and kitchen products, automobiles, books and stationary, to name a few. Benefits with Faras User-Friendly: Leading online shopping app in east Africa which is simple and faster to load. Shop on the go and get the products delivered in just a few easy clicks. Safe & Secure Shopping: You need not worry about your account credentials or personal details. Check Out Closely: View products of your choice in detail with clear images and thorough descriptions before buying.
Rikaab

商店排名

商店排名基于 Google 和 Apple 设置的多个参数。

所有品类在
美国--
旅游在
美国--
创建账号以查看平均每月下载量联系我们

动态Rikaab排名统计

Rikaab的 Similarweb 使用排名和Apple 应用商店排名

排名

没有可用的数据

Rikaab按国家/地区排名

Rikaab在主要类别中排名最高的县


顶级竞争对手和替代应用程序

同一商店内很有可能被同一批用户使用的应用程序。

Dhaweeye

Dhaweeye

Tabaarak ICT Solutions

Faras

Faras

FARAS TECHNOLOGY

Daallo Airlines

Daallo Airlines

DAALLO AIRLINES FZCO

Duuliye

Duuliye

DUULIYE

Rikaab VS.

十二月 20, 2025