- Home
- Free App Analytics
- Bari iyo Galbeed: Bus Tickets
- Bari iyo Galbeed: Bus Tickets Vs. Baraafo
Bari iyo Galbeed: Bus Tickets vs Baraafo Usage & Stats
Shirkada Socdaalka Bari iyo Galbeed waa shirkadii ugu horaysay ee laga hirgaliyo nooceeda oo kale Somaliland. Waxa la aasaasay sanadkii 2012. Bari iyo Galbeed waa shirkada ka shaqaysa isku socodka dadka iyo Daabulka Alaabaha ee Gobalada Dalka Somaliland iyo Gobalada Jaarka. Shirkada Bari iyo Galbeed waxay bulshada u fidisaa Adeegyo kala duwan sida: safarada rakaabka, safarada goobaha dalxiiska iyo qaadista adeega alaabta fudud iyo ta culus (cargo) iyo adeega gaarka ah ama bas ingaydh ah.
- Apple App Store
- Free
- Travel
Store Rank
- -
Faafaahinta BARAAFO:
1. Marka hore appa kala soo deg App store-ka
2. Baraafo app waa application aad kasoo dalban kartin TIKEDHADA sarafarada gudaha.
3. Adeegaga waxaad ka heli kartaa gudaha soomalia oo kaliya.
4. Waxad kajaran marta tikedho badan (1-4 tikedh)
- Apple App Store
- Free
- Travel
Store Rank
- -
Bari iyo Galbeed: Bus Tickets vs. Baraafo ranking comparison
Compare Bari iyo Galbeed: Bus Tickets ranking trend in the past 28 days vs. Baraafo
Rank
No Data Available
Bari iyo Galbeed: Bus Tickets vs. Baraafo ranking by country comparison
Compare Bari iyo Galbeed: Bus Tickets ranking trend in the past 28 days vs. Baraafo
No Data to Display
Compare to any site with our free trial
January 15, 2026