2月12日 的 Soomar 應用程式分析
Soomar
- Somali Online Market
- Google Play 商店
- 免費版
- 購物
HORUDHAC
--------------------
Somali Online Market (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah , waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha ,wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka .
Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka
Waxaa u qaabeynay hab-ka ay isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida , annagoo xooga saarnay inaa fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel xog kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo , mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa suuq aad ka iibsan karto wax kasta oo aad u baahato .
Waa Download-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa , kana dheehan kartaa waxaa u baahato .
Ganacsatadana wey is diiwaangelin karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.
Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------
Shopping :-
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida , Supermarkets, electronics, Carwooyinka, Stationery , Furniture’s, Spare-parts iyo wixii la mid ah waaad arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC,E-DAHAB ,E-MAAL,MASTERCARD , VISA CARD .
Travel :-
waxaa ka heli kartaa Dhamaan Travel agencies adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha aada , maalmaha ay baxaan , qiimaha ka dibna ku iibsan kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC,E-DAHAB iyo E-MAAL,MASTERCARD,VISA CARD.
Restaurants:
waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso .
Universities :
waxaa ku jira jaamacadaha , waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Faculties-ka ay bixiso Jaamacad kasta ,Fee-ga ,Xiliyada uu semisterka bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo .
Hospitals :
waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doctor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta Ticket-ka Doctor-ka.
Tv and Radio:-
wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha iyo daawadayaasha iney la socon karaan Progam-yada warbaahinta , sidoo kale wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan,toos ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa .
Cars:-
waxaad booqan karaa oo dhex wareegi kartaa Geerash-yada (Carwooyinka ) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta ,models-ka,waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha .
Shirkaddaha isgaarsiinta :-
waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta .
Waxaa sidoo kale ka mid ah adeegeenna
Banks-ka ,
shirkadaha dhismaha ,
kuwa adeega guud ,
Shirkadaha korantada ,
Kaalimaha shidaalka,
Warshaddaha,Maktabadaha.
• WAXA UGU MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa wici karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa
-inaa Message u diri karto .
-inaa ka iibsan karto
Soomar 使用排名
基於 Similarweb 的算法,根據過去 28 天的安裝數和活躍用戶數進行計算。
所有類別 在
美國--
購物 在
美國--
每日活躍使用者
通過查看Soomar 的下載量和每日活躍用戶數,分析 Soomar 用戶的使用模式。
位使用者
通過查看Soomar 的下載量和每日活躍用戶數,分析 Soomar 用戶的使用模式。
解鎖每日活躍使用者12月1月2月
隨時間變化的 Soomar 排名統計
Similarweb 的使用排名和Google Play 商店Soomar排名
排名
無可用數據
Soomar按國家/地區排名
Soomar 在其主要類別中排名最高的國家
無可顯示數據
2月 12, 2026