You’ve hit your search limit
Start your free trial to keep exploring full traffic and performance insights.
Get Started- Home
- Free App Analytics
- BAJAAJLE
BAJAAJLE app analytics for October 7
BAJAAJLE
- Jamal Omar
- Apple App Store
- Free
- Travel
Soo dajiso Bajaajle app.
Bajaajle waa app laga dalbado Bajaaj iyo Mooto-feykoon ta ee Muqdisho kaasoo kugu xiraya darawallo la hubiyay oo kuu dhow — daqiiqado gudahood, si sahlan oo ammaan ah.
Naftaada ku aamin kaliya mooto iyo darawal tixraac leh.
AMMAANKAGA AYAA MUDNAANTA LEH
• Darawal tixraac leh: Darawal kasta waxaa laga diiwaan galiyey xogtiisa gaarka oo buuxda iyo qof damiin ka ah, waxaad arki karta magaca, sawirka iyo taarikada mootada ka hor inta aadan raacin.
• Hakula socdo qof aad ku kalsoon tahay marwalba: Qof aad ku kalsoon tahay la wadaag link-ga safarkaaga, si uu kuu la socdo meesha aad marayso iyo halka aad u socoto si live ah inta safarku socdo.
• Badhanka degdegga (SOS): Haddii aad qatar la kulanto, hal taabasho oo badhanka gaduudan ah ayaad caawimo dagdag ah ku codsan kartaa.
QIIMO CAD OO LA ISKU RAACSAN YAHAY
• Ogow qiimaha ka hor dalabka: Wax qarsoon ama lama-filaan ah ma jiraan.
• Qiimo caddaalad ah oo labada dhinac isku raacaan: Adiga iyo darawalku waxaad ku heshiineysaan qiime macquul ah inta aadan dalblan safarka, safar kastana waa mid daah-furan.
• Ku bixi lacagta sida kuu habboon: EVC Plus ama Cash middii aad doonto ayaad ku bixineysaa.
HUFNAAN IYO TAYO AAD KU KALSOONAAN KARTO
• Darawalka kuugu dhaw: Darawlka kuugu dhaw kaliya ayaa ku aqblaya
• Safaro degdeg ah: Dalbo kadibna Map-ka si live ah ugala soco halka uu darawalka soo marayo.
• Qiimee safar kasta: Tayada iyo ammaankaaga ayaan mudnaanta siinaa.
DARAWALLADA:
La shaqee Bajaajle oo dakhli ku samee rabitaankaaga. Diiwaangeli mootadaada, noqo online, oo aqbal dalabyada kuugu dhaw adigoo xor ah oo cidna aadan u shaqeyn, adiguna lacagtaada ka qaado macaamilka.
Bajaajle — Mooto iyo darawal la hubiyay iyo safar aad ku xasili karto, Muqdisho oo dhan.
Store Rank
The Store Rank is based on multiple parameters set by Google and Apple.
All Categories in
United States--
Travel in
United States--
Create an account to see avg.monthly downloadsContact us
BAJAAJLE Ranking Stats Over Time
Similarweb's Usage Rank & Apple App Store Rank for BAJAAJLE
Rank
No Data Available
BAJAAJLE Ranking by Country
Counties in which BAJAAJLE has the highest ranking in its main categories
No Data to Display
Top Competitors & Alternative Apps
Apps with a high probability of being used by the same users, from the same store.
Dalab Go
Abdirahman Osman Hashi
Hormariye Taxi
REBUILDAPPS TECHNOLOGIES PRIVATE LIMITED
Swahili Learning - Beginners
Zubair Saleem
Namari
DUULIYE
October 7, 2026