7月23日的Dhaweeye应用程序分析
Dhaweeye
- TABAARAK ICT SOLUTIONS
- Google Play 商店
- 免费
- 旅行与本地
Qaabka is diiwaangalinta
-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Dhaweeye 使用排名
使用率排名基于 Similarweb 的算法,该算法会计算 28 天内的当前安装量和活跃用户数。
所有品类在
美国--
旅行与本地在
美国--
每日活跃用户数量
查看Dhaweeye动态下载量和日常活跃用户,以便分析Dhaweeye用户的使用模式
用户
查看Dhaweeye动态下载量和日常活跃用户,以便分析Dhaweeye用户的使用模式
解锁每日活跃用户数5月6月7月
动态Dhaweeye排名统计
Dhaweeye的 Similarweb 使用排名和Google Play 商店排名
排名
没有可用的数据
Dhaweeye按国家/地区排名
Dhaweeye在主要类别中排名最高的县
无数据可显示
用户兴趣点和热门类别
Dhaweeye 用户使用的热门类别和应用程序
无数据可显示
顶级竞争对手和替代应用程序
同一商店内很有可能被同一批用户使用的应用程序。
无数据可显示
七月 23, 2026
